Waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah looga dhagax dhigay ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ค๐๐ฟ๐ฏ๐ผ-๐๐ผ๐ผ๐ด๐๐ฎ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฑ, taas oo laga hirgelinayo gudaha ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ee ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ. Mashruucan oo muhiim u ah fududeynta iyo horumarinta adeegyada qurbo-joogta Soomaaliyeed, waxaa maalgelintiisa iska leh ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ถ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ, halka ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ป๐ผ๐ผ๐ป ๐ฆ๐๐ฎ๐ฟ ๐๐ผ๐ป๐๐๐ฟ๐๐ฐ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐ฎ๐ป๐ ay ku guuleysatay qandaraaska dhismaha.
Munaasabadda dhagax-dhigga waxaa ka soo qeyb galay ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ฟ๐ถ๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ, ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐ ๐ผ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ๐๐ถ๐พ๐ถ, ๐ฆ๐ฎ๐ณ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ถ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ, ๐.๐. ๐ ๐ฟ. ๐ช๐ฎ๐ป๐ด ๐ฌ๐, ๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ป๐ผ๐ผ๐ป ๐ฆ๐๐ฎ๐ฟ, ๐๐ป๐ด. ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐น๐ถ ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ (๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐. ๐๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น), iyo qaar ka mid ah masโuuliyiinta iyo shaqaalaha shirkadda Fenoon Star.
๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ป๐ผ๐ผ๐ป ๐ฆ๐๐ฎ๐ฟ ๐๐ผ๐ป๐๐๐ฟ๐๐ฐ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐ฎ๐ป๐, oo ka mid ah shirkadaha hormuudka u ah dhismaha iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha ee dalka, ayaa ballan qaaday in mashruucan lagu dhammeystiri doono si hufan, iyada oo la adeegsanayo agab casri ah iyo injineerro khibrad sare leh.
๐๐ป๐ด. ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐. ๐๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น, ayaa sheegay in ๐ฆ๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ป๐ผ๐ผ๐ป ๐ฆ๐๐ฎ๐ฟ ๐๐ผ๐ป๐๐๐ฟ๐๐ฐ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐๐ผ๐บ๐ฝ๐ฎ๐ป๐ ay mar walba ka goโan tahay in ay si hufan u fuliso mashaariicda ay gacanta ku hayso, si loo hubiyo in ay noqdaan kuwo tayo sare leh oo la jaan-qaadaya heerarka caalamiga ah.













